9News
Mudanayaasha Colorado waxay qorsheynayaan inay soo bandhigaan biil kalfadhiga sharci dejinta ee usbuuca soo socda kaas oo ilaalin doona shaqsiyan aqoonsiga macluumaadka Coloradans ay la wadaagayaan gobolka markay helayaan adeegyada wakaalada gobolka, sida laga soo xigtay Isbahaysiga Xuquuqda Socdaalka ee Colorado (CIRC).
Sharciga ayaa looga golleeyahay in lagu soo celiyo kalsoonidii ka dhaxeysay bulshooyinka soo galootiga ah ee Colorado iyo gobolka, ayuu yiri CRIC.